Facebook & Twitter Share via GetSocial Live

Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL Email: [email protected] Date: 28/08/2010 TACSI MADAXWEYNE. Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii & Asxaabtii uu ka Geeriyooday MUJAAHID CABDILAAHI ASKAR Oo Maanta ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa. Madaxwaynuhu wuxu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii iyo Dhamaan Shacab-ka Reer Somaliland-na ee uu ka baxay Marxuunku uu samir iyo Iiman ka siiyo. Aamiin ……………………………….. Aamiin …………………………………. Aamiin C/laahi Maxamed Daahir ( Cukuse ) AF-hayeenka Madaxtooyada JSL

FaceTweet it:

v1.00Powered by GetSocial Live (via LinksAlpha.com)
(c) 2010-2024 Hillel Stoler, All Rights Reserved.